Wararkii ugu dambeeyey xaalada Belad-weyne & khasaare ka dhashay dagaalkii saaka

Waxaa degan magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan kaddib bannaanbaxyo rabshado watay iyo dagaal saaka ka dhacay magaalada qeybo ka mid ah. Ciidamo Beeleed uu hoggaaminayo Jen. Xuud iyo Kuwa booliska ayuu saaka dagaal waxaa uu ku dhexmaray xaafado ka tirsan magaalada Beledweyne kaasoo muddo kooban socday, waxaana ilaa hadda la xaqiijiyey dhaawaca labo qof oo … Continue reading Wararkii ugu dambeeyey xaalada Belad-weyne & khasaare ka dhashay dagaalkii saaka